Ka Qeybqaado SoplangContribution guidelines

Functions in Soplang

Functions (hawlo) waa qaybo koodh oo dib loo isticmaali karo. Soplang waxa lagu qeexaahawl waxaana natiijo lagu soo celinayaa celi.

๐Ÿ› ๏ธ Define a Function โ€“ hawl

Hawl waxa ay bilaabataa hawl kadibna magac hawl iyo parameters (aan lahayn type annotations).

define_function.sop
hawl salaan(magac) {
    qor("Asalaamu calaykum, " + magac)
}

๐Ÿงพ Call a Function

Marka aad qeexdo, ku wac magaceeda oo raaci doodaha (arguments):

call_function.sop
salaan("Aamina")

๐Ÿ” Return Values โ€“ celi

Adeegso celi si aad uga soo celiso hawl qiime.

return_values.sop
hawl labanlaab(x) {
    celi x * 2
}

abn natiijo = labanlaab(5)
qor("Natiijo: " + natiijo)

๐Ÿ”„ Loops Inside Functions

Hawluhu waxay ka kooban karaan loops iyo logic kale sida blocks-ka caadiga ah.

loops_inside_function.sop
hawl muujin(liis) {
    kuceli (i 0 ilaa liis.dherer() - 1) {
        qor("Liiska: " + liis[i])
    }
}

โœ… Summary

KeywordMeaning
hawlfunction definition
celireturn value

Functions ee Soplang waxay ka dhigaan koodhka dib-u-isticmaal leh, nadiif, oo Somali-first.