Soplang Logo
Soplang

Arrays

Isticmaalka teed (arrays): qeexid, dherer, ku darid/kasaarid, rog, nadiifi, habee, aaddin/shaandhee, indexing iyo jarid.

Arrays

Arrays waxa lagu qeexaa erayga teed. Waxay hayaan uruurin qiimayaal ah oo leh habab badan: maarayn, beddelid, iyo falanqayn.

Declaring Arrays

arrays_declaring.sop
teed numbers = [1, 2, 3, 4]
teed magacyo = ["Ali", "Zahra"]

Core Array Methods

dherer() – Get Length

arrays_length.sop
teed x = [10, 20, 30]
qor("Length: " + x.dherer())  // 3

kudar(x) – Add to End

kudar() oo qiime keliya la siiyo wuxuu beddelaa liiska laftiisa (in-place).

arrays_push.sop
teed x = [1, 2]
x.kudar(3)   // [1, 2, 3]
x.kudar(4)   // [1, 2, 3, 4]

kasaar() – Remove Last

arrays_pop.sop
door last = x.kasaar()
qor("Removed: " + last)   // Removed: 4

kasaar() liis madhan waa khalad runtime.

kudar(teed) – Concatenate

Marka kudar() la siiyo liis kale, wuxuu soo celiyaa liis cusub — a isma beddelo.

arrays_concat.sop
teed a = [1, 2]
teed b = [3, 4]
teed c = a.kudar(b)    // [1, 2, 3, 4]
qor(a)                 // [1, 2]

leeyahay(x) – Contains Check

arrays_contains.sop
haddii (c.leeyahay(3)) {
  qor("Waa jiraa")
}

Utility Methods

nuqul() – Copy Array

arrays_copy.sop
teed asal = [10, 20]
teed copy = asal.nuqul()
qor("Copy: " + copy)

rog() – Reverse

arrays_reverse.sop
asal.rog()
qor("Reversed: " + asal)

nadiifi() – Clear

arrays_clear.sop
copy.nadiifi()
qor("Emptied copy: " + copy)

habee() – Sort

arrays_sort.sop
teed t = [4, 2, 3]
t.habee()
qor("Sorted: " + t)   // Sorted: [2, 3, 4]

teed magacyo = ["Zahra", "Ali", "Hodan"]
magacyo.habee()
qor(magacyo)          // [Ali, Hodan, Zahra]

habee() wuxuu u kala soocaa sida qoraal

Hadda habee() wuxuu isbarbardhigaa qiimayaasha sida qoraal (string), ma aha sida tiro. Sidaa darteed [10, 2, 3].habee() wuxuu noqonayaa [10, 2, 3], maxaa yeelay "10" ayaa ka horreeya "2". Tirooyin hal-xaraf ah si sax ah ayay u shaqeeyaan.

Transform and Filter

aaddin(funk) – Map Items

aaddin() iyo shaandhee() waxay qaataan hawl — u gudbi magaca hawsha iyadoon xigasho ("...") lahayn. Labaduba waxay soo celiyaan liis cusub.

arrays_map.sop
hawl laban(x) {
  celi x * 2
}

teed nums = [1, 2, 3, 4]
teed doubled = nums.aaddin(laban)
qor(doubled)   // [2, 4, 6, 8]

shaandhee(funk) – Filter Items

arrays_filter.sop
hawl waa_dhaban(x) {
  celi x % 2 == 0
}

teed filtered = nums.shaandhee(waa_dhaban)
qor(filtered)   // [2, 4]

Indexing and Slicing

muuji(x) – Find Index

arrays_index_of.sop
door i = nums.muuji(2)
qor("Index of 2: " + i)   // Index of 2: 1

qor(nums.muuji(99))       // maran (lama helin)

Negative Indexing

Index taban wuxuu ka tiriyaa dhamaadka liiska.

arrays_negative_index.sop
qor(nums[-1])            // 4
qor(nums.jar(-2, 4))     // [3, 4]

jar(a, b) – Slice Sublist

jar(a, b) waxay soo celisaa walxaha laga bilaabo index a ilaa b (b kuma jiro).

arrays_slice.sop
teed subset = nums.jar(1, 3)
qor("Subset: " + subset)   // Subset: [2, 3]

Gunaanad: teed waa qaab-dhismeed aasaasi ah oo Somali-first ah, fududeynaaya maaraynta iyo ku celcelinta liisaska.

On this page