Soplang Keywords Reference
Tixraac dhamaystiran ee ereyada (keywords) Soplang (door, madoor, haddii, kuceli, hawl, celi, qaab, fasax, keen, iwm).
Soplang Keywords Reference
Dukumeentigani waxa uu soo koobayaa ereyada (keywords) ee Soplang, macnahooda, u dhigmaha Ingiriisiga, iyo tusaalooyin isticmaal. Ereyadan looma isticmaali karo magac doorsoome ama hawl.
Variable Declaration Keywords
| Keyword | Meaning | English Equivalent | Example |
|---|---|---|---|
door | Dynamic variable declaration | var/let | door magac = "Sharafdin" |
madoor | Constant variable declaration | const | madoor PI = 3.14159 |
abn | Integer type | int | abn da = 25 |
jajab | Decimal/float type | float/double | jajab qiimo = 3.14 |
qoraal | String type | string | qoraal magac = "Sharafdin" |
bool | Boolean type | bool | bool waaRun = run |
walax | Object type | object | walax qof = { magac: "Sharafdin" } |
teed | List/array type | array | teed numbers = [1, 2, 3] |
abn, jajab, qoraal, bool, teed, iyo walax waxay sidoo kale yihiin hawlo beddel-nooc ah (abn(4.9), qoraal(25)). Eeg Built-in Functions.
Control Flow Keywords
| Keyword | Meaning | English Equivalent | Example |
|---|---|---|---|
haddii | If statement | if | haddii (x > 10) { qor("Weyn") } |
haddii_kale | Else if statement | else if | haddii_kale (x == 10) { qor("Dhexe") } |
ugudambeyn | Else / default case | else / default | ugudambeyn { qor("Yar") } |
dooro | Switch statement | switch | dooro (x) { xaalad 1 { qor("Hal") } } |
xaalad | Case clause | case | xaalad "A" { qor("Case A") } |
kuceli | For loop (inclusive range) | for | kuceli (i 1 ilaa 5) { qor(i) } |
ilaa | Loop range end (only inside kuceli) | to | kuceli (i 1 ilaa 5) { qor(i) } |
:: | Loop step | step | kuceli (i 1 ilaa 10 :: 2) { qor(i) } |
intay | While loop | while | intay (x < 5) { qor(x) } |
jooji | Break statement | break | haddii (x == 3) { jooji } |
soco | Continue statement | continue | haddii (x == 3) { soco } |
Function Keywords
| Keyword | Meaning | English Equivalent | Example |
|---|---|---|---|
hawl | Function declaration | function | hawl isuGee(a, b) { celi a + b } |
celi | Return statement | return | celi x * 2 |
Class Keywords
| Keyword | Meaning | English Equivalent | Example |
|---|---|---|---|
qaab | Class definition | class | qaab Bisad { ... } |
dhaxal | Inherit from a parent class | extends | qaab Bisad dhaxal Xayawaan { ... } |
cusub | Create a new instance | new | door b = cusub Bisad("Mia") |
nafta | The current instance | this / self | nafta.magac = magac |
dhaw | Constructor method name (called by cusub) | constructor | hawl dhaw(magac) { nafta.magac = magac } |
dhaw ma aha keyword la xafiday — waa magaca hawsha constructor-ka. Eeg Classes.
Error Handling and Module Keywords
| Keyword | Meaning | English Equivalent | Example |
|---|---|---|---|
fasax | Protected (try) block | try | fasax { ... } qabo (k) { ... } |
qabo | Catch block with error variable | catch | qabo (khalad) { qor(khalad) } |
keen | Import another .sop file | import | keen "utils.sop" |
Eeg Error Handling iyo Modules.
Special Values
| Somali Value | English Equivalent | Description | Example |
|---|---|---|---|
run | true | Boolean true value | haddii (run) { ... } |
been | false | Boolean false value | haddii (!been) { ... } |
null | null | No value — prints as maran, and nooc(null) is "maran" | door val = null |
Operators
| Somali Operator | English Equivalent | Description | Example |
|---|---|---|---|
+ | + | Addition / string concatenation | x = a + b |
- | - | Subtraction / negation | x = a - b |
* | * | Multiplication | x = a * b |
/ | / | Division | x = a / b |
% | % | Modulo | x = a % b |
== | == | Equal to | haddii (a == b) {...} |
!= | != | Not equal to | haddii (a != b) {...} |
> | > | Greater than | haddii (a > b) {...} |
< | < | Less than | haddii (a < b) {...} |
>= | >= | Greater than or equal to | haddii (a >= b) {...} |
<= | <= | Less than or equal to | haddii (a <= b) {...} |
&& | && | Logical AND | haddii (a && b) {...} |
|| | || | Logical OR | haddii (a || b) {...} |
! | ! | Logical NOT | haddii (!a) {...} |
&& iyo || waa isku heer (bidix ilaa midig) — isticmaal qaansooyin () marka aad isku darayso. Eeg Operators.
Quick Examples
keywords_quick_examples.sop
keywords_quick_examples.sop
// Variables door magac = "Sharafdin" madoor PI = 3.14159 abn da = 25 jajab qiimo = 3.14 qoraal qora = "Salaan" bool sax = run teed numbers = [1, 2, 3] walax qof = { magac: "Ayaan" } door wax = null // Control flow haddii (da >= 18) { qor("Qof weyn") } ugudambeyn { qor("Ilmo") } dooro (qora) { xaalad "Salaan" { qor("Hello!") } ugudambeyn { qor("Unknown") } } kuceli (i 1 ilaa 5 :: 2) { qor(i) } abn x = 1 intay (x < 3) { qor(x) x = x + 1 } // Functions hawl isuGee(a, b) { celi a + b } qor(isuGee(2, 3)) // Classes qaab Qof { hawl dhaw(magac) { nafta.magac = magac } hawl salaam() { celi "Salaan, " + nafta.magac } } door q = cusub Qof("Aamina") qor(q.salaam()) // Error handling fasax { qor(10 / 0) } qabo (khalad) { qor("Khalad: " + khalad) }